wargeyskadawan.com
Nayjeeriya: Dad ku Gefay Diinta oo lagu Xukumay Dil
Sagaal ruux ayaa dil lagu xukumay waqooyiga Nigeria kaddib markii ay diinta u gafeen. Go’aanka maxkamadda ayaa loo gudbiyay maxkamadda Islaamiga ee gobalka Kano kuwaasi oo qarsoodi ku kulmay.…