wargeyskadawan.com
“Hargeysa Stadium Waxa Uu La Muuqaal Noqon Doona Garoomada Caalamka” Agaasimaha Ciyaaraha
Waxa si habsami leh u socota hawsha dibu-habaynta iyo dhigista doogga macmalka ah ee garoonka Hargeisa Stadium, waxaana inta badan la dhamaystiray hawshaas. Agaasimaha guud ee wasaaradda Ciyaaraha …