wargeyskadawan.com
Jaamac Shabeel Oo Mucaaridka Ku Eedeeyay In Ay Ka Baxeen Heshiiskii Ay La Galeen Xukuumadda iyo KULMIYE
Hargaysa (Dawan): Xisbiga KULMIYE ayaa labadda xisbi mucaarad ee WADDANI iyo UCID ku eedeeyay in ay ka baxeen heshiiskii ay wada jirka u gaadheen saddexda xisbi qaran iyo xukuumaddu.