wargeyskadawan.com
Badhasaabka Togdheer Oo Ka Hadlay Nin Suldaan Sheegtay Oo Lagu Xidhay Baaq Qaranimadda ka Dhan ah
Hargeysa (Dawan) – Badhasaabka Gobolka Togdheer Maxamed Muuse Diiriye, ayaa ka hadlay nin suldaan sheegtay oo la yidhaahdo Maxamed Muuse Cunne oo todobaadkan ay ciidamada amaanka gobolka To…