wargeyskadawan.com
Giriiga oo MAYA u codeeyay
Codbixiyayaasha dalka Giriiga ayaa si weyn u diiday qorshaha ay usoo bandhigeen kuwa deymaha ku leh dalkaasi. In ka badan boqolkiiba 61 dadkii codkooda ka dhiibtay aftidii shalay, ayaa u codeeyay M…