wargeyskadawan.com
Xildhibaan Nacnac Oo Ka Jawaabay Hadal Ka Soo Yeedhay Siciid Cilmi Rooble
Hargeysa (Dawan):- Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nacnac),ayaa jawaab ka bixiyay hadal ka soo yeedhay Xildhibaan Siciid Cilmi Roobe oo ay ka wada tirsan yihin Golaha Wakiiladda.