wargeyskadawan.com
Nin Hubeysan oo Dad ku dilay Jermalka
Booliska Germalka ayaa sheegaya in nin hubeysan uu ku dilay labo ruux gobalka koonfureed ee Bavaria. Ninkaasi oo la xidhay ayaa ka soo dhex toogtay labada ruux gaarigiisa, wuxuuna u muuqday inuu u …