wargeyskadawan.com
Gariiga oo aqbalay go'aamada midowga Yurub
Baarlamaanka dalka Giriigga ayaa si aqlabiyad ah u meel mariyay tallaabooyiinka adage ee midowga yurub ay soo rogeen. Brussels waxay ku adkaysatay aqbalaad ka hor intaan laga hadlin dhaqaale cusub …