wargeyskadawan.com
Qaza oo ay ka Dhaceen 5 Qarax
Ugu yaraan shan qarax oo isku mar ka dhacay Qaza ayaa burburiyay baabuur ay saaraayeen dad ka tirsan Xamas iyo Islamic Jihad. Ma cada cida weerarka ka danbaysay. Laakiin dadka ka faalooda arrimahan…