wargeyskadawan.com
Ingiriiska oo Sharciyo Adag ka soo Saaray Gudniinka
Dawladda Britain ayaa sheegtay inay baasaboorada ka qaadayso dadka loo tuhmo inay caruurtooda debedda ku soo gudayaan, iyaga oo la kulmaya ciqaabo kala duwan. Arrintan ayaa ka mid ahayd khudbad dhe…