wargeyskadawan.com
“Go’aanka Guurtidu Waa Sharci, Waana Dastuuri, Waxa Layaab Leh In Gudoomiye C/raxmaan Cirro Yidhaahdo Waa Sharci Darro”
Hargeysa(Dawan)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa markii u horeysay sheegay in go’aankii muddo kordhinta Golaha Guurtiddu u samaysay Golaha Wakiiladda iyo xukuum…