wargeyskadawan.com
Wadnuhu Wuu Shaqaynka Isaga oo aan Jidhka Ku Jirin
Waxa la wada og yahay in wadnuhu yahay xubin muhiim ah oo ka mid ah jidhka aadamiga. Waana xubinta jidhka siisa dhiigga Ogsijiinta leh, kaasi oo suurtageliya inuu qofku noolaado. Laakiin waxa jira …