wargeyskadawan.com
‘Abaarta Barrigu Waxay u Badan Tahay Biyo La’aan, Abaarta Galbeedku Waa ta Saamaysa Calafka Xoolaha….’
Hargeysa (Dawan): Wasiirka wasaaradda beeraha Maxamed Aw Daahir Ibraahim, ayaa sheegay in abaaraha ka jira meelo badan oo dalka ahi ay saamayn xoogan ku yeesheen waxsoo saarkii sannadkan ee dalag…