wargeyskadawan.com
“Wax Qoraal Ah Kama Aanu Helin Midowga Yurub, Waxase Aanu Maqalay Inay Shaqaalahooda Dhimayaan”
Hargeysa (Dawan) – Wasiirka arrimaha dibada Somaliland Md. Maxamed Biixi Yoonis, ayaa sheegay in Xukuumad ahaan aanu Midowga Yurub ku soo wargelin in la xidhayo shaqada uu qabto xafiiska ay k…