wargeyskadawan.com
Cirro Oo Dhako-faar Ka Qaaday Xisbiyahanadii Ka Dareeray WADDANI, Xukuumaddana Kula Gal-gashay Shaqaale Dhimista Xafiiska Midowga Yurub
Hargeysa (Dawan)-Guddoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa isku dayay inuu jaanis siyaasadeed ka dhigto xafiiska midowga Yurub oo sababo aan la fa…