wargeyskadawan.com
Ala-Diqiya : Magaalo Isku Darsatay Qurux Iyo Aqoon
Ala-Diqiya waa magaalo ka mid ah kuwo ugu quruxda badan dalalka Carabta, waxay ku taalla dalka Suuriya, xeebta Badda cad waxayna caasimadda Dimishiq uga jirta dhinaca waqooyi 395 km. Taariikh ayaa …