wargeyskadawan.com
Xubin ka mid ah Dimuquraadiga oo Diiday Heshiiska Iiran
Mid ka mid ah xubnaha hogaaminaya golaha senateka ee Mareykanka oo ka tirsan xisbiga Dimuquraadiga, Chuck Schumer, ayaa sheegay in aanu madaxweyne Obama ku taageersaneyn heshiiska nukliyerka Iiraan…