wargeyskadawan.com
Rabshad ka Dhalatay Kitaab Qur’aan ah oo la jeexay
Qiyaastii 17 qof, oo lix ka mid ah ay askar yihiin ayaa ku dhaawacantay rabshad ka dhacday xero dad qaxooti ah deggan yihiin oo ku taalla dalka Jarmalka. Qalalaasaha ayaa bilowday kaddib markii dad…