wargeyskadawan.com
Guddoomiyaha 26 Juun Oo Farriin U Diray Shacbiga Ku Dhaqan Degmadda
Hargeysa(Dawan):- Guddoomiyaha Degmada 26 Juune ee Caasimadda Hargeysa Mawliid Keyse Muxumed (Mawliid-Qarro) ayaa ka war bixiyay kormeer uu degmada ku soo maray oo ujeedadiisu ahayd adkaynta n…