wargeyskadawan.com
Saldhig Koronto oo laga Furey Koofur Afrika
Madaxweynaha Koonfur Afrika, Jacop Zuma, ayaa si rasmi ah u furay qayb ka mid ah saldhig cusub oo koronto oo ah saldhigii ugu horeeyay ku dhawaad labaatan sanno. Isagoo ka hadlaya saldhiga Medupi, …