wargeyskadawan.com
Shirkadaha Shidaalka Oo Ka Hadlay Sababta Ay U Dalbadeen Maalgashiga Haamaha
Hargeysa (Dawan)- Masuuliyiinta midawga shirkadaha wadaniga ah ee dalka keena shidaalka ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay sababihii ku kalifay in ay xukuumadda Somaliland u soo bandhigaan in a…