wargeyskadawan.com
Ismaaciil Buubaa Oo Labaatan Sanno Kadin Ku Soo Noqday Somaliland Iyo Xukuumadda Oo Ka Hadashay
Hargeysa(DAWAN):- Prof. Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa, ayaa dalka ku soo noqday ka dib markii uu muddo labaataneeye sanno ah ka maqnaa oo uu aaminsanaa mabda’a Federaalka oo uu hadda ka toobad ke…