wargeyskadawan.com
Shirkaddo Deeq Lacageed Oo Ay Kaga Qayb Qaadanayaan Dhismaha Cusbitaalka Guud Ku Wareejiyay Wasaaradda Caafimaadka
Hargaysa (Dawan): Shirkadaha Shaafici iyo Dalsan oo ka mid ah shirkadaha soo waarejidda daawooyinka ayaa shalay wasaaradda caafimaadka ku wareejiyay deeqo lacageed oo ay kaga qayb qaadanayaan …