wargeyskadawan.com
Guddoomiyaha Ha’yadda Maamul Wanaaga Oo Sheegay Inay Awooda Saarayaan Sidii Ay Dalka Uga Hirgelin Lahaayeen Maamul Toosin Rasmi ah
Burco (Dawan): Guddoomiyaha Hay’adda Maamul Wanaaga iyo La dagaalanka Musuq-maasuqa Somaliland Axmed Muxumed Madar ayaa shaaca ka qaaday in guud ahaanba maamulka ha’yadaha dawliga ah ee dalku u…