wargeyskadawan.com
Marwada Koowaad Maxaa Loogu Doortay Wakiilka CARMMA?
Haween weynaha Somaliland oo nasiib u yeeshay in Marwada qaranku u noqoto Wakiilka la dagaalka Dhimashada ama Umul raaca hooyada iyo dhalaanka (Iyadoo Geeridu ay xaqtahay).