wargeyskadawan.com
Adigoo Haysta Qarannimo, ha ku doorsan Qolonnimo!!
Aasaaska iyo jiritaanka ummadnimo waxa saldhig u ah dareen-wadareed-shacab oo qoto dheer oo bulshada ku abuuran, kaasoo ay guud ahaanba ka siman-yihiin rag iyo haweenba. Dareen-wadareedka ummadnim…