wargeyskadawan.com
Xildhibaan Nacnac Oo Xukuumadda Ka Difaacay Eedo Loo Soo Jeediyay
Hargeysa (Dawan):- Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye Nacnac oo ka mid ah mudanayaasha Golaha Wakiiladda ayaa tilmaamay in aanay jirin wax musuqmaasuqa oo ay ku kacday xukuumadda uu gadhwadeenka ka…