wargeyskadawan.com
Guddida Dhaqaalaha Ee G/Wakiiladda Oo Sheegtay In Zaadka Iyo E-dahab Ay Suuqa Ka Saareen Lacagta Dalka
Hargeysa (Dawan)- Guddoomiyaha Guddi hoosaadka dhaqaalaha ee Golaha Wakiiladda Somaliland Mudane Cumar Axmed Sanweyne ayaa sheegay in adeegyada Zaadka iyo E-dahab ee shirkadaha Isgaadhsiinta Teles…