wargeyskadawan.com
Dooda Sharci Ee Garyaqaanka Guud Kaga Hadlay Muranka Kiraynta Haamaha Shiidaalka Berbera
Hargeysa (Dawan):- Garyaqaanka guud ee qaranka Somaliland Ibraahim Iidle Saleebaan, ayaa ka hadlay waxa uu sharcigu ka qabo go’aankii ay Golaha Wakiilladu ku laaleen wareejinta haamaha kaydka shida…