wargeyskadawan.com
“Markii Hore Waan Shaqaysan Jiray, Imikana Dawladda Ayaan u Shaqeeyaa, Mana Jirto Lacag Aan Ku Faanayaa…”
Hargeysa (Dawan):- Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali X. Xasan, ayaa jawaab ka bixiyay warar ay baahiyeen warbaahintu oo sheegay inuu magaaladda Hargeysa kulamo kula yeeshay w…