wargeyskadawan.com
Somaliland Iyo Itoobiya Oo Ka Wada Hadlay Sidii Tallaabo Looga Qaadi Lahaa Kooxda Suldaan Wabar Iyo Tahriibeyaasha Labada Dal U Kala Gudbaya
Hargeysa (Dawan) Dawladaha Somaliland Iyo Itoobiya ayaa ka wada hadlay sidii kor loogu sii qaadi lahaa iskaashiga iyo cilaaqaadka ka dhaxeeya labada qaran. Waxaanay si gaar ah uga wada hadleen arri…