wargeyskadawan.com
Maxkamadda Sare Oo Qaadaysa Dacwado Ku Cusub Somaliland
Hargeysa(Dawan): Maxkamada sare ee Somaliland ayaa ku dhawaaqday wakhtigan inay diyaar u tahay ka gar-naqidda fikiradaha, heesaha, buugta iyo magacyada la kala xado.