wargeyskadawan.com
Marin u Furmey Qaxootiga ku Qulqulaya Yurub
Dowladda Kroatia ayaa sheegtay inay u ogolaan doonto qaxootiga inay ka gudbaan dhulkooda oo ay tagaan waqooyiga Yurub oo ah meesha ay rabaan inay tagaan. Hungary ayaa hadda ka wada xirtay xuduuddee…