wargeyskadawan.com
Madaxweynaha Somaliland Oo Furay Bilowga Mashruuc Weyn Oo Dadweynuhu U Jeellanaayeen Oo Lagu Balaadhinayo Biyaha Caasimadda Hargeysa
“Dawladdaydu Waxay Isku Hawshay Sidii Dalkani u Heli Lahaa Biyo, Guud Ahaan, Gaar Ahaanna Caasimadda, Si Looga Baxo Dhibaatadda Biyaha” “Hargeysa Hadda Waxa Soo Gaadhaan 9 Million Oo Litir Maa…