wargeyskadawan.com
“Baabuurkaygii Ayaa La Iga Xaday Saddex Habeen Ka dibna Waxa La Dhigay Meel Cidla Ah”
Hargeysa (Dawan) Waxa beryahan dambe ku soo soo badanayay Magaaladda Hargeysa tuug xadaysa Baabuurta yaalla meelaha baarkinadda ah (Parkings), kuwaasi oo ku furanaya fureyaal ay samaysteen oo noocy…