wargeyskadawan.com
Shirkad Soo Saartay Qasaalad Sida Kabadhka Dharka Loo Isticmaalayo,Dharkana Maydhaysa
Shirkadda LG oo ah shirkad soo saarta qalabka Electronics ka ayaa soo saartay qasaalad cusub, taas oo u samaysan habka kabadhka dharka oo kale,waxaanay lee dahay qasaaladani meelo dharka la sudhaay…