wargeyskadawan.com
“Waa Fool-xumo In Nin Hoggaan Dhaqameed Ahi Uu Warbaahinta Kaga Baano Reernimo” Suldaan Samatar
Boorama (Dawan):- Suldaan Ibraahim Jaamac Samatar oo ka mid ah salaadiinta Somaliland ee k a soo jeedda gobolka Awdal, ayaa fool ku tilmaamay in salaadiintu ay af qabiil warbaahinta kaga baanaan…