wargeyskadawan.com
China: Mishiin Casri Ah Oo Timaha Maydhiya, Haddana Feedhaya
Nin dhalinyaro ah oo u dhashay dalka China ayaa soo saaray makiinada Timaha ka xiirta qofka isla markaana u maydhaysa. Wiilkan ayaa sheegay inay arintan ku keliftay ka dib markii Ayaydii oo xanuun…