wargeyskadawan.com
Sidee Nolosha Loogu Guulaystaa?
Aqoon yahan lagu magacaabo Dr. Richard ayaa yidhi “ Maalin aniga oo dayuurad fuushan, waxa dhinacayga fadhiday gabadh yar oo dhigta dugisiga sare, kana soo jeeda qoys sabool ah, waxay aad u jeclayd…