wargeyskadawan.com
Daacish oo Qabsatay Deegaano
Kooxda la magac baxday dowladda Islaamiga ee IS ayaa ka qabsatay dhowr tuulo magaalada Xalab, inkastoo Ruushka uu sheegay in weerarkiisii ugu danbeeyay uu ku beegsaday kooxda. Urur xuquuqda bini&#8…