wargeyskadawan.com
Xukuumadda Somaliland Oo Itoobiya Ku Wareejisay Tahriibeyaashii Ugu Badnaa
Hargeysa (Dawan)- Xukuumadda Somaliland ayaa shalay dalka Itoobiya u mustaafurisay 400 oo qof oo ah tahriibayaala oo sifo sharci darro ah dalka ku soo galay, kuwaasi oo dhammaantood ka soo jeeda…