wargeyskadawan.com
“Xisbigu Waa Xisbi Dimuqraadiya Dhexdiisana Waa lagu Tartamayaa, Waana Xisbi Ummaddeennu u Soo Jeedo” Madaxweyne Siilaanyo
Hargeysa(Dawan):-Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa shalay xarunta dhexe ee xisbiga KULMIYE ka qaatay kaadhkiisii xubinimadda Golaha dhexe ee xisbigaasi.