wargeyskadawan.com
Madaxweyne Siilaanyo Oo Magacaabay Guddi Hubisa Cabashooyinka Ka Taagan Shirka Golaha Dhexe Ee KULMIYE
Hargeysa (Dawan)-Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa magacaabay Guddi shan xubnood ka kooban oo uu u xil-saaray inay darsaan murranada ka taagan qaabka loo agaas…