wargeyskadawan.com
Shirkadda SOMGAS Oo Ka Hadashay Inay Dalka ka Hirgelinayso Kaydka Gaasta Ugu Weyn Barriga Afrika
Hargeysa(Dawan):- Shirkadda Gaasta Wax lagu karsado dalka Keenta ayaa macaamiisheeda iyo guud ahaan Bulshada reer Somaliland qiimo dhimis balaadhan ugu samaysay qalabka Cunto Karinta iyo gaasta wax…