wargeyskadawan.com
Wasiirka Maaliyadda Oo Ka Warbixisay Kulamo Ay La Yeesheen Saraakiil Ka Socday Hay’adda DFID
Hargaysa (Dawan): Wasiirka wasaaradda maaliyadda Somaliland marwo Samsam Cabdi Aadan, ayaa ka warbixisay kulamo ay labadii maalmood ee la soo dhaafay la yeesheen masuuliyiin ka socday hay’adda DFID…