wargeyskadawan.com
Dawladda Oo Gurmatay Qoysaskii Ay Waxyeeleen Roobkii Dabaylaha Watay Ee ka Da’ay Xeebaha
Hargeysa (Dawan)- Xukuumadda Somaliland ayaa gurmad deg-dega ah oo iskugu jiray raashin, busteyaal iyo bacaha guryaha u dirtay degmadda Bulaxaar oo ay saamaysay roobkii dabaylaha watay .