wargeyskadawan.com
Xildhibaan Guurtidda Ka Tirsan Oo Ku Baaqay In La Sameeyo Guddi Baadha Cuntooyinka La Keeno Dalka
Hargeysa (Dawan)- Xildhibaan Maxamed Wali Warsame Cali oo ka mid ah mudaneyaasha Golaha Guurtida ayaa ku baaqay in la sameeyo laababkii lagu baadhi lahaa badeecadaha laga soo waaridayo dalka dibadi…