wargeyskadawan.com
Madaxweyne Siilaanyo Oo Madaxtooyadda Ka Hoos Saaray Wakaaladda Horumarinta Waddooyinka
Hargeysa(Dawan):-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa shalay digreeto madaxweyne oo uu soo saaray waxa uu wakaaladda waddooyinka Somaliland ka hoos-saaray wasaaradda …