wargeyskadawan.com
Madaxa ka hortaga musuq maasuqa Nigeria oo la casilay
Madaxweynaha Nigeria Muhammadu Buhari ayaa shaqada ka eryey madaxii hay’adda la dagaallanka musuq maasuqa. Ibrahim Lamorde ayaa guddoomiye ka ahaa guddiga dambiyada dhaqaalaha iyo maaliyadda …