wargeyskadawan.com
Belgium oo dadkeeda kala baxaysa Burundi
Dowladda Belgium ayaa kula talisay dadka u dhashay waddankeeda inay isaga baxaan dalka Burundi, kadib rabshadaha siyaasadeed ee ka sii soconaya waddankaasi ku yaal bartamaha Afrika. Midowga Yurub a…